Amaanka magaalada Muqdisho oo aad loo adkeyey

xayay

owlada Soomaaliya ayaa adkeeneysa amaanka magaalada Muqdisho inta lagu guda jiro bisha barakeesan ee Ramadaan, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah lasoo dhoobay ciidamo badan oo amaanka xaqiijinaya. Isgoosyada magaalada Muqdsho ee horey looga qaaday ciidankii ku sugnaa ayaa mar kale lasoo dhigay ciidamo cusub oo amaanka sugaya sidoo kale baaritaano ku sameenaya gaadiidka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis