Wasiirka Maaliyada oo wada qorshe lacag cusub lagu soo sameynayo  

xayay

Wasiirka Wasaarada Maaliyada xukumada fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa khudbad ka jeediyay Jaamacadda Caalamiga ah ee Harvod, taas oo uu kaga hadlay fursadaha Maalgashi ee Soomaaliya ka bannaan. Wasir Bayle ayaa yiri”Xukuumadda Soomaaliya waxay sameysay hannaan dhaqaale oo hufan, taasi oo suurta gelisay in lacagaha deynta ahaa ee lagu […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis