xayay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada ee caasimadda Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamad halkaasi ku taalla ay xukun ku riday Qoraa Maxamed Keyse Maxamuud oo lagu eedeeyay aflagaaddo liddi ku ah Somaliland. Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa Maxamed Kayse Bigeeye ku xukuntay hal sano iyo lix bilood, ka dib markii bogga uu ku leeyahay Facebookga […]
Source: Dayniile