Macalin Jaamacadeed oo lagu dilay Muqdisho

xayay

Wararka inaga soo gaaraya xaafada Oodweynee degmada Deyniile ayaa waxa ay sheegayaan in xalay fiidkii halkaasi lagu dilay Macalin wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Rag hubeysan ayaa Macalinka ka toogtay qeybta sare ee jirkiisa, kadib markii ay dhawr xabadood ku dhufteen, waxayna halkaasi ka dhaqaaqeen […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis