Itoobiya oo ballan qaaday in isbedalo cusub ay sameyneyso

xayay

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Dr Abiy Ahmed, ayaa ballan qaaday in uu isbadal ku samayn doono sharciyada uu sheegay in ay horseedeen ku tumashada xuquuqda aadanaha dalkaasi. Waxa uu sidoo kale balanqaaday in doorashooyiinka dalkaasi ka dhici doona 2020 ay noqon doonaan kuwa u dhaca si xaq iyo xor ah loona ogolaan doono mucaaradka in […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis