Israa’iil Oo Sii Deysay Muhaajiriin Ay Ku Jiraan Soomaali  

xayay

In ka badan 200 oo ah muhaajiriin ka soo kala jeeda dalalka Eritrea, Somalia iyo sudan ee Qaaradda Afrika ayaa lagu soo daayay xabsi ay ku xirnaayeen oo ku yaalla dalka Israa’iil. Soo deynta maxaabiistaasi ayaa waxaa ay ka dambeysay, kadib amar ay dhawaan bixisay Maxkamadda sare ee dalkaasi. Dadkaasi oo tiro ahaan gaarayay 207 […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis