Faransiiska oo Maraykanka  ka codsatey in   ciidammadoodu ay sii joogaan Suuriya

xayay

  Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump “ku qanciyay” in uusan ciidammada kala bixin Suuriya taas badalkeedana uu wakhtiga u sii kordhiyo. Bishan horraanteedii ayuu madaxweyne Trump ku dhawaaqay “in ciidammada Maraykanku ay si dhakhso ah uga baxayaan Suuriya” Sabtidiina weerarro ay si wado jir ah u fuliyeen Maraykanka, […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis