Dowlada Soomaliya oo war ka soo saartay qilaafka kala dhaxeeyo Emaraadka

xayay

War Saxaafadeed ku qoran afka Ingiriiska oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka ka dhax aloosan Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka. Warka kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka uu ka dhaxeeyo xiriir adag oo dhinaca Ganacsiga, Siyaasada iyo dhaqanka. Wasaarada Arimaha Dibadda ayaa cadeesay […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis