C/weliGaas “Puntland ma jirto cid u buuxin karta kaalinta Imaaraadka”

xayay

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta ciidamada badda Puntland wuxuu sheegay in aanu waxba iska beddelin xiriirkii u dhexeeyey Puntland & Dowladda Imaaraadka, taas oo ka dambeysay markii todobaadkii hore ay soo shaac baxeen warar sheegaya in Puntland ay eriday saraakiil u dhashay dalka Imaaraadka.”Imaaraadku waxeey Puntland ka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis