Bangiga RBC Ee Dalka Kanada Oo Joojinaya Macaamilka Uu La Lahaa Xawaaladaha Soomaalida

xayay

Madaxda Bangiga The Royal Bank of Canada (RBC) ee dalka Knaada waxay shaaciyeen inay berrito dhaqan gelin doonaan  Go’aanka ay ku joojinayaan Xisbaab-lacageedka Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida ee macaamilka la ah Bangigaas. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Bangiga RBC ayaa lagu sheegay inay xiri doonaan Xisaab-lacageedka ay Shirkadaha Xawaaladaha  ee Amal Express iyo Iftin Money Transfer […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis