Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ku dagaallamay Bakool 

xayay

Wararka inaga soo gaaraya degaanka Ceelgaras ee Gobolka bakool ayaa waxa ay sheegayaan halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda iyo ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii rag ka tirsan ciidamada ay weerareen Saldhig ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Saraakiil ka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis