Xildhibaan lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

xayay

  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in Maanta halkaasi ka dhacday Kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka. Waxaa ku tartamayay kursiga Musharaxiinta kala ah Maxamed Cilmi Afrax ( mideeye) iyo musharax Cabdulahi Faarax wehliye. Cabdullahi faarax Wehliye  ayaa helay  28 Cod Waxaana xumaaday 3 Cod, halka […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis