Reer galbeedka oo doonaya in baaritaan lagu sameeyo isticmaalka hubka kiimikada ee dowladda Suuriya

xayay

Waddamada Mareykanka, Britain iyo Faransiiska ayaa billaabay isku day cusub oo ay ku doonayaan in baaritaan madax-bannaan lagu sameeyo eedeymaha ah in dowladda Suuriya ay isticmaaleyso hubka kiimikada. Saddexdan waddan oo habeen hore weerar ku qaaday bartilmaameedyo ku yaalla Suuriya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u qeybiyay qaraar qabyo qoraal ah oo ay ku […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis