Qaxootigii ugu horreeyay ee Muslimiinta Rohingya oo ku laabtay Myanmar

xayay

Dolwadda Myanmar ayaa sheegeysa in ay dalkeeda dib ugu celisay qoysaskii ugu horreeyay ee ka tirsan Muslimiinta qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Rohingya ee saandkii hore u qaxay dhanka Bangladesh. Myanmar waxa ay sheegtay in shan qoys oo ka tirsan qiyaastii 700,000 ee qof ee sanadkii hore ka qaxay dalkaasi ay hadda dalka ku […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis