Maxamed Saalax oo noqday ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan ciyaartoyda Afrika ee Horyaalka Ingiriiska

xayay

Maxamed Saalax, laacibka Liverpoolka iyo xulka Masar Weerraryahanka kooxda kubadda cagta ee Liverpool iyo xulka qaranka Masar, Maxamed Saalax, ayaa xilli ciyaareedkan noqday ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan ciyaartoyda Afrika ee ka dheesha Horyaalka Ingiriiska. Goolkii uu xalay oo Sabti aheyd ka dhaliyay kooxda Bournemouth ciyaar ka tirsaneyd Horyaalka Ingiriiska ayaa tirada goolasha uu xilli […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis