Mareykanka oo Suuriya uga digay inuu weli diyaar u yahay inuu duqeeyo

xayay

Gantaalka Tomahawk ayaa waxaa laga ganay markabka Mareykanka ee USS Monterey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa uga digay dowladda Suuriya in Mareykanku uu diyaar u yahay inuu markale weerrar ku qaado haddii ay qaaddo weerrar cusub oo kiimiko ah. Digniinta ayaa timid kaddib markii wadammada Mareykanka, Britain iyo Faransiiska ay weerrar ku ekeeyeen saddex goobood […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis