Mareykanka oo codsaday in la go’doomiyo hoggaamiyaha Venezuela

xayay

Dowladda Mareykanka ayaa waddamada ku yaalla koonfurqa qaaradda Ameerika ka codsaday in ay takooraan madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro. Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo ka hadlayay shirka madaxda waddamadani ee kafurmay magaalada Lima ee caasimadda Peru ayaa ka codsaday hoggaamiyeyaashani in ay ku dedaalaan sidii loo go’doomin lahaa madaxweyne Maduro. Waxa uu sheegay […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis