Maraykanka Oo Cambaareeyey Qarixii Dhawaan Ka Dhacay Garoonka K/Cagta Ee Magaalladda Baraawe

xayay

Hadal-qoraal oo uu  Hawlgalka Maraykanka ee Somalia maanta soo dhigay Bartooda Twitter-ka ayaa lagu sheegay inay si kulul u cambaaraynayaan Qaraxii maalintii Khamiista ee la soo dhaafay ka dhacay Garoonka magaalladda Baraawe ee Gobalka Sh/hoose,  oo ay 5 Ciyaartoy ku geeriyootay, halka ay Tobanaan kale ku dhaawacmeen. Hawlgalka Maraykanka ee Somalia US mission in Somalia) […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis