Maxaa ka jira in Imaaraadka Carabta ay ka baxeen Puntland?  

xayay

Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso Hawlwadeeno, madax iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta ka Ambabaxay  Boosaaso, waxaana la sheegay in ay dalkooda dib ugu laabteen. Saraakiisha Maanta ka duushay garoonka Boosaaso ayaa la sheegay in ay aad u badnaayeen , islamarkaana loo fahmikaray […]
Source: Dayniile

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis