Xildhibaanada aqalka sare oo maanta kulan adag yeelan doono

xayay

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeelanaya kalunkoodii ugu horeeyay, tan iyo markii la furay Kalfadhigii Saddexaad ee Baarlamaanka. Kulanka waxaa looga hadlayaa ajendayaal ay ka mid yihiin Warbixinta guddoonka golaha aqalka Sare, dabagalka iyo ka tashiga weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdid iyo ka doodista […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis