Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodayo xeerkii dalka looga mamnuucayay DP World

xayay

–Xildhibaanada  Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo Xarunta ay ku shiraan ee Magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah mudanayaasha ay u sheegeen Kulanka Manka ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Madaxbanaanida Geyiga Soomaaliya kaa oo […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis