Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay shirka qaybsiga kheyraadka

xayay

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi, ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka socda Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in kulankani oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah maamullada Dalka lagu jeex-jexi doono sidii looga faa’iideysan lahaa kalluunka iyo sidii barnaamijyo shaqa […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis