Wasiirka arimaha dibadda Mareykanka oo xilka laga xayuubiyey

xayay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson, isagoo ku beddelay agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA Mike Pompeo. Trump ayaa eryidda Tillerson iyo magacaabista Pompeo ku shaaciyay fariin uu soo dhigay bogiisa Twitterka. “Wuu ku mahadsanyahay Rex Tillerson shaqadii uu qabtay. Agaasiamaha cusub ee hay’adda CIA ayaa waxa noqoneysa […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis