Wasaaradda Amniga oo digniin u dirtay Ganacsatadda Muqdisho 

xayay

Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oo warbaahinta kula Magaalada Muqdisho ayaa digniin culus u diray Ganacsatadda Soomaaliyeed oo uu sheegay in qaarkood ay lacag siiyaan Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay in Ganacsatadda garoomada Muqdisho aysan xirikarin, islamarkaana cidii qaadata Amarka Al-Shabaab in laga qaadi doono tilabaabo. Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in ay gacanta […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis