Wararkii ugu dambeeyay weeraro & qarax ka dhacay Sh/hoose

xayay

Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa weeraro kala duwan ku qaaday Saldhigyada ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose. Weerarka koowaad, ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Golweyn oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo Saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin lagu weeraray xalay, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis