Trump oo ‘lagu waayay’ fadeexadii Ruushka

xayay

Xubno sarsare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo ku sugan Washington ayaa sheegay in ay waayeen wax caddeyn ah oo la xiriira wadashaqayn hoose oo dhexmartay kooxdii ololaha Trump iyo dowladda Ruushka. Guddi hoosaadka Aqalka Congress-ka ee Sirdoonka oo ay majaraha u hayaan xildhibaanada Jamhuuriga ayaa baaritaan ku hayay fadeexadii Ruushka ee farogalinta doorashadii dhacday […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis