Trump oo ka laabtay baaqiisa kordhinta da`da hubka lagu iibsan karo

xayay

Florida ayaa u barooraneysay 14 arday iyo saddex shaqaale oo lagu dilay Parkland Qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee joojinta toogashooyinka iskuulka ee uu mararka badan ka hadlay kumay jirin in kor loo qaado da’da qofka gadan kara hubka oo la gaarsiiyo ilaa 21. Balse wuxuu ku adkeysanayaa soo jeedintiisa muranka badan dhalisay ee ahayd […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis