Somaliland oo digniin u dirtay Maleeshiyaad ku dagaalamay Sanaag

xayay

  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Axmed Kaahin ayaa digniin u diray Maleeshiyaad ku dagalaamayay degaanka Dirir Weyne ee hoostaga degmada Ceel Afweyne ee gobolka Sanaag. Wasiirka ayaa waxa uu sheegay muhiim in ay tahay in la joojiyo dagaalada mararka qaar dhaca ee saameynta khasaaraha leh u geystay dadka shacabka ah ee aan […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis