Senator Qeybdiid “Gurigeyga waxaa lagu tuhmay Ninkii ka dambeeyay qaraxii 14-kii october ” 

xayay

Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare ayaa hadda waxa ay ka doodayaan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ku tilmaamay falkii lagu weeraray Guriga Qeybdiid fal dambi ah oo laga galay qaranka Soomaaliyeed. Xildhibaanada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in si […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis