Qoraalkan waxa qoray Muniir Axmed Cigaal oo reer Burco ah , kana tirsan xisbiga Wadani ee Somaliland

xayay

Khudbadii Muuse Biixi ee Maalinta Haweenka: Marku Soomaaliya Cadaalad Darro Ku Maagaayay Foolxumada Somaliland Iyo Hoostiisa Taala Muu Eegin???. Khudbadi Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee xuska maalintii Haweenka, (International Women’s) anigu waxaan kamid aha Dadka aan u gobin sidi ciilqabka ahayd ee Madaxweynuhu ugu dheeraday u jawaabida Madaxda Soomaaliya, marka la eego meeqaamka Madaxweyne waxan […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis