Nigeria oo wada-xaajood ka galeysa gabdhihii la afduubtay

xayay

Dowladda Nigeria waxay sheegeysaa in ay wada xaajood ka geli doonto sii deynta boqol iyo toban gabdhood oo iskuulley ah halka ay ka adeegsan lahayd cudud milatary. Ardayda ayaa laga afduubtay bishii la soo dhaafay iskuul boodhin ah oo ku yaal waqooyi bari dalkaasi, waxaana afduubtay ururka jihaad doonka ah ee Boko Haram. War-murtiyeed soo […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis