Gudoomiyaha D/Kuntuwaarey oo beeniyay in degmadaas lagu dilay Xubo ka tirsan Al-shabaab.

xayay

Gudoomiyaha degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Sh/Hoose Muxudiin Khaliif Caliyow ayaa beeniyay in degmadaasi lagu dilay Xubno sar sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kadib markii Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ay sheegeen in howlgalka ay si wadajir ah ay u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo Mareynkan […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis