Farmaajo oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay Wasaaradda Gaashaandhigga

xayay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed C/laahi (Farmaajo) oo maanta booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa halkaasi kulamo kula soo qaatay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo halkaasi ku soo dhaweeyey. Booqashada Madaxweynaha ee xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa ku wehlinayay Wasiirka […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis