Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u howl-gelinaysa Nalalkii Soollarka

xayay

Dowladda hoose ee Xamar ayaa bilowday dib u howl-gelinta Nalalka ku shaqeeya ileyska Cadceedda ee Soollarka loo yaqaan, kuwaasoo qaarkood ay ku yimaadeen cillado kala duwan. Howlaha dib loogu soo celinayo Nalalkan oo haatanba laga hirgeliyay inta u dhexeysa xarunta Xero Gaadiid iyo Taallada Xaawo taako, ayaa waxaa Xalay kormeer ku tagay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis