Ciidamada Jubbaland oo weeraray Saldhig Shabaab ay ku sugnaayeen

xayay

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada hoose, ciidamada Jubbaland ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen degaanka Wirkooy ee duleedka Magaalada Kismaayo. Wirkooy ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab, ciidanka weerarkan qaaday ayaa ka ambabaxay degaanka Buulo gaduud ee Gobolka Jubbada hoose oo qiyaastii 30-KM u jirta deegaanka […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis