R.W Kheyre oo la faray Xeerkii Baarlamaanka in uu gaarsiiyo Madaxda Imaaraadka Carabta 

xayay

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre in uu si deg deg ah u gaarsiiyo warqad Madaxa ugu sareya dalka Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu u sheego in ay kusoo xadgudbeen qaranimadda Soomaaliya. Qodobadii ku jiray Xeerkii Maanta lagu mamnuucay shirkadda DP World ee kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa waxaa […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis