Maamulka G/Hiiraan Oo War Ka Soo Saaray Dagaal Ka Dhacay Xadka Gobolada Hiiraan Iyo Galgaduud

xayay

Gudoomiyaha degmada Maxaas ee Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamad Cabdi Cawaale oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Baledweyne ayaa baaq nabadeed  u diray beelo ku wada dagaalamay  xadka labada Gobal ee Hiiraan iyo Galgaduud.. Colaadaas oo ah mid soo laab laabatay ayaa waxaa la sheegay in ay sabab u tahay dhul daaqsin ah oo ay isku heystaan,waxna […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis