Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xarun cusub ka furtay magaalada Garowe

xayay

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxa ay magaalada Garowe ka dhisatay xarun weyn oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada Soomaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan Puntland. Hay’addu waxa ay horay u daganeed guri shaqi leeyahay waxaana dad weynaha isbuucii hore loo sheegay in muddo 3 beri ah shaqada la hakinayo si loogu guuro xarunta ay […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis