Dowladda oo ka hadashay Amarkii Al-Shabaab ay kusoo rogeen Muqdisho 

xayay

  Wasaaradda  Amniga dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay go’aankii dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku xireen inta badan Garoomada lagu ciyaaro ee ku yaalla Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdicasiis Xildhibaan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay gacanta ku heyso Magaalada Muqdisho, islamarkaana Amarka Al-Shabaab uusan ka dhaqan gelikarin. […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis