Ciidamada dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyay gaari aan xabada karin

xayay

Ciidamada Booliska ee ku sugan meel ku dhaw Koontaroolka Sayidka ee Magaalada Muqdisho, ayaa rasaas la dhacay gaari noociisa uu yahay kuwa aan xabada karin ee loo yaqaan (Proof), kadib markii uu isku dayay inuu maro Koontaroolka iyadoo aanan la hubin. Ciidamada ayaa gaarigaasi ku furay rasaas, waxaana ay sababtay rasaastaasi gaari in taayarada ay […]
Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis