Tacsi tiiraanyo leh ay halkaan dairayaan qoska reer cali Xaye

xayay

waxaan halkaan tacsi uga dairaynaa anagoo ah qoska reer cali xaye khadra cali xayle,cabdikaafi cali xayle, aniisa cali xayle, sacdiya cali xayle cumar cali xayle, nuur cali xayle nasra cali xayle caydiid cali xayle cabdi faarax jiiroow,maryan faarax jiiroow, mursal faarax jiiroow yaasiin faarax jiiroow,xasan faarax jiiroow muxibo faarax jiiroow,nadiifa faarax jiiroow

cabdiraxmaan cilmi dabaan ,kiin cilmi dabaan, cawil cilmi dabaan, falis cilmi dabaan.farxiyo cilmi dabaan,mahdi ,cilmi dabaan mire cilmi dabaan. jamiila cilmi dabaan, layla cilmi dabaan, ilkacase cilmi dabaan xaawokiin,cilmi dabaan dhamaantood reer cilmi dabaan waxay tacsi u dirayaan reer faarax jiiroow meelwalba ay kala joogaan gudaha iyo dibadaba in aabahood faarax jiiroow uu samir iyo iimaan ka siiyo isagana janatul farduus janatul aclaa ilaaheey uu galiyo

deeqa faarax jiiroow dhamaantood reer faarax jiiroow 00 geeri naxdin leh ku timid aabahood faarax jiiroow oo xalay ku dhintay magaalada muqdisho waxaan leenahay ilaaheey samir iyo iimaan haydin ka siiyo xaabaashana allaha u nuuriyo kitaabkiisana midigta Allaha ka siiyo jana farduusna illaah ayaan uga barinay inuu geeyo AAMIIN


Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč
xayaysiis
xayaysiis