VIDEO : Siyaasi caan ah gabadhiisa oo arooskii qarniga loogu dhigay Dubia

Dubia waxa ay kamid tahay Caasimadaha dunida ugu qaalisan ku noolaashaheeda iyo ganacsiyadeedaba waxaana intooda badan lamaanaha is hantay ay u tagaan HONEYMOON-kooda.

Hadalkii hore hadal soo dhaafye waxaa iminka idin tusayaa qaar koobanoo kamid ah Arooskii qarniga ee ka dhacay Dubai kuwaasoo aad usoo jiitay Soomaali fara badan & Lamaane hamigoodu yahay guur ceynkaas oo kale ah.

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč