Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo kusoo wajahan Gaalkacyo

xayay

Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay degaanka Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa kaga bilaaban doonta booqasho  uu ku maraayo degmooyin ka tirsan maamulka Galmudug.

Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa hadda ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa lagu waddaa Safar dhanka dhulka ah in uu ku yimaado Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda.


Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis