War-Murtiyeed:- Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo Ka Digay Xasilooni Dari Siyaasadeed Iyo Mid Amni.

xayay

War murtiyeedka goloha soo saaray ayaa lagu sheegay in cadaadis muddo Goluhu uga imaanayay beelaha kuraasta banaan xaqa  uleh, isla markaana ay soo baxday go’aan Maxkamadda sare ay soo saartay kaasi oo dib loogu sii dhigayo xilligii loo qorsheeyay qabsoomidda doorashooyinka kuraasta banaan.

Sidoo kale War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dastuurka KMG uu dhigayo in Maxkamadda ay gal dacwadeed furi karto marka doorashada dhacdo kaddib, hadii mid ka mid ah tartamayaasha kuraastaas uu gudbiyo cabasho ku aadan inuu jiro musuq maasuq saameyn ku yeesha natiijada doorashada Kuraasta banaan.

Halkaan Ka Aqriso War Murtiyeedka Golaha.

Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis