VIDEO: Muuqaalo laga helay CCTV meel u dhaw guriga C/shakuur & Arinkii xarigiisa oo xiiso leh

xayay

Waxaa si weyn weli isku soo taraya baarista ay wadaan masuuliyiinta Dowlada Soomaaliya ee ku aadan eedeeyntii la xariirtay qaran dumiska Soomaaliya ee lagu soo eedeeyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo gurigiisa ay ciidamo dowlada ahi kasoo qabteen isagoo ku guda jira falal ka dhan ah Dowlada.

Waxaana barta hoose idinkugu soo gudbinayaa qaar kamid ah muuqaalo ay duubtay CCTV kaamirada meel u dhaw hoygiisa oo maalmo kahorba xarigiisa duubtay isku socodka isaga iyo asxaabtiisaba.

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč
xayaysiis
xayaysiis