VIDEO: Jilaaga Barkhad Abdi oo markaan loo dhiibay filim lagu bahdilaayo Soomaalida.

xayay

Inteena badan isma aanaan weydiin qisada filimkii ugu danbeeyey ee Barkhad Abdi iyo koox Soomaali ah jileen waxa laga damacsanaa iyo hadafkii laga lajaa

Hadaba waxaan halkaan rabaa inaan idinkaga qeexo dhowr arimood oo bahdilaad ku ah shacabka Soomaaliyeed oo ceebo aysan laheen laga faafinaayo kuwaasoo caalamka laga iibinaayo

HALKAAN KA DAAWO

 

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč
xayaysiis
xayaysiis