XOG : Muuqaalka CCTV-yada oo qabatay is-miidaamintii ka dhacday xerada ciidan maanta

Saakay aroortii ayaa qarax is miidaamin ah ka dhacay xerada General Kaahiye ee magaalada muqdisho waxana qaraxaas fuliyey naftii hore soo huwaday jaakada qaraxda kaasoo dhexda kaga jiray ciidamo fara badan oo sameeyneyey tababar.

Sida muuqaalka hoose idinkaga muuqata waa Aljazeera oo durba falaqeyn ku sameeysay qaabkii uu qaraxa u dhacay iyo faah faahimo dheeri ah oo wax badan kaaga bixi doonaan.

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč