DAAWO 16 jirkii Soomaaliga ah ee caanka ka noqday Dunida & Sababta uu ku noqday

Burburkii dalka kadib waxaa isa soo taraya shacabka Soomaaliyeed ee lasoo baxaya talent-yadooda ku duugan iyagoo ka faa’iideeysanaya bulshooyinka ay markaasi la noolyihiin oo aad u horumarsan.

Ahmed Mohamed  waa wiil Soomaaliyeed oo ku nool kuna dhashay  Dalka Maraykanka waxa uuna wax kusoo bartay isla wadankaas balse arinta ugu xiisaha badan ayaa ah in uu dunida caan ka noqday kuwaasoo ugu yeera Ahmed Hero waana darajo uu alle gaarsiiyey ee barta hoose ka daawo muuqaalka

 

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com