Soomalida ku nool kenya oo caawa iska aruuriyey lacagtii ugu badneed eel loogu deeqay

Xaflad DHAQAALO URUURIN AH oo aan hadda ku suganahay ayaa waxaa lagu uruuriyay 250 kun oo doolar oo ay iska uruuriyeen Soomaalida ku nool Kenya.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lacagta ku deeqay, waxaana lagu caawin doonaa dhibbaneyaasha weerarkii SOOBBE ee 14ka bishan.

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ku deeqay kaligiis 10 kun oo doolar ayaa xafladda hoggaaminayay.

Masuuliyiinta safaaradda, guddiga ganacsatada Islii, culimada, haweenka, ardayda, dhalinyarada iyo xildhibaanka Islii ayaa xafladda ka qeyb-galay, dhammaantoodna lacag ku deeqay.


Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč