Gabar dhalinyaraa oo 3 maalin ka dib qaraxii Zoopa lagu helay Nolol

Sida aan ka soo xiigan  Hiil Qaran oo ah dhalinyar isku xil qaamay in  ay gurmad u sameyaan shacabkii Soomaliyeed ee qaraxii Zoopa wax ku noqday ayaa xiligaan xarun ku leh xaruntii hore ee Hargaha  iyo Saamaha

Mar aan booqnay xarunta ayeey noo xaqiijiyeen  in  maanta oo ah maalinta 3 xaad ee qaraxa laga jooga la soo bad baadiyey Gabar dhalinyaro ah oo nool oo mudaas ku jirtay darbi ku  soo dumay ayaa la bad baadiyey iyadoo baad qabyo

Sida ay  ay  ii sheegeen  masuuliyiinta Hiil Qaran in  ay  Gabadha laga  soo saaray  darbiga dumay ay Cafimaad qabto iyadoona  Xilgaan ku jirta   qeybta nashada madaama ay jirkeeda galin    nafaqa ah taa  oo keentay in jirkeeda ma muuqda daal badan


Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com